Gaari lagu soo raray Qarax aad u tan weyn oo kusoo jeeday Muqdisho oo la qabtay

Ciidamada Kumaandooska dowlada Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa la sheegay in deegaanka Sabiib ee gobolka Shabeelaha Hoose ku qabteen gaari weyn oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa . Gaarigan oo nuuciisa lagu sheegay booyad ayaa lagu soo raray qarax tankiisu aad u weyn yahay, waxaana la sheegay in qaraxan uu aad uga tan weynaa … Continue reading Gaari lagu soo raray Qarax aad u tan weyn oo kusoo jeeday Muqdisho oo la qabtay